skip to main content

Kalandarka Amniga Dijitalka KalandarkaKalandarkaKalandarkaAmnigaDijitalka

Agabka iyo tilmaamaha kaa caawin kara inaad sugto amnigaaga internetka

Hel tilmaamo iyo talooyin aad ku hormarin karto amnigaaga digital-ka ah adigoo taariikhahan ku darsanaya kalandarka taleefankaaga ama kombuyuutarkaaga.

Iigu dar kalandarkeyga

Cabsi La'aan

Gabayga Sahra Cabdi Xaaji Maxamed

Booqo gabayga

Sheekooyinka Soomaaliyeed

Lama Sii Aamusnaan Karo

Dhageyso waxa ay nooga dhigan tahay, haddii aan nahay haweenka Soomaaliyeed, in nala ceebeeyo, nalagu tacadiyo ama nalagu weeraro internetka

Booqo sheekada

Dhageyso waxa ay nooga dhigan tahay, haddii aan nahay haweenka Soomaaliyeed, in nala ceebeeyo, nalagu tacadiyo ama nalagu weeraro internetka

Booqo sheekada