BEGIN:VCALENDAR
VERSION:2.0
CALSCALE:GREGORIAN
PRODID:adamgibbons/ics
METHOD:PUBLISH
X-PUBLISHED-TTL:PT1H
BEGIN:VEVENT
UID:338479f6-43ee-425d-9d36-080674e99d52
SUMMARY:Diiwaannada gaarka ah
DTSTAMP:20260821T145900Z
DTSTART;VALUE=DATE:20260821
DESCRIPTION:Hubi inaad farriimaha iyo/ama feylasha khaaska kuu ah aad ku ke
	ydisay keydadka 'sare' ee lagu ilaaliyay fure-sireedyada adag\, sida Dropb
	ox ama Google Drive\, halkii aad gelin laheyd keydka kombuyuutarkaaga ama 
	taleefankaaga.
STATUS:CONFIRMED
ORGANIZER;CN=Digital Shelter:mailto:support@digitalshelter.org
RRULE:FREQ=WEEKLY;BYDAY=FR;INTERVAL=1
DURATION:PT24H
END:VEVENT
BEGIN:VEVENT
UID:b2f643f1-1081-46a9-88a6-05f426d3057a
SUMMARY:Taariikhda Barowsarka
DTSTAMP:20260821T145900Z
DTSTART;VALUE=DATE:20260822
DESCRIPTION:ka saar ciwaannadaada islamarkaana tirtir taariikhaha raadinta 
	internetka (Browser History) haddii aad isticmaasho kombuyuutar ama taleef
	an leysla wadaago.
STATUS:CONFIRMED
ORGANIZER;CN=Digital Shelter:mailto:support@digitalshelter.org
RRULE:FREQ=MONTHLY;BYMONTHDAY=22;INTERVAL=1
DURATION:PT24H
END:VEVENT
BEGIN:VEVENT
UID:16cfb805-41aa-47f8-b3b5-8e08ebeb1033
SUMMARY:Softiweerka ka hortaga feyriska
DTSTAMP:20260821T145900Z
DTSTART;VALUE=DATE:20260823
DESCRIPTION:Hubi in qalabyadaada oo dhan ay ku degsan yihiin softiweerro ka
	 hortaga feyriska.\n\nWaxaan ku talineynaa anti-feyrisyadan soo socda:\n• 
	Avast (bilaash ah/free)\n• Kaspersky ($)\n• Norton ($)\n• McAfee ($)\n\nLa
	 xiriir kooxda Digital Shelter haddii aad ubaahan tahay wax caawinaad ah\,
	 adigoo kala xiriiraya support@digitalshelter.org.
URL:https://www.avast.com/en-gb/index#mac
STATUS:CONFIRMED
ORGANIZER;CN=Digital Shelter:mailto:support@digitalshelter.org
RRULE:FREQ=MONTHLY;BYMONTHDAY=23;INTERVAL=1
DURATION:PT24H
END:VEVENT
BEGIN:VEVENT
UID:171452ed-5ce6-4671-83bc-2242714395cc
SUMMARY:Fure-sireedyada
DTSTAMP:20260821T145900Z
DTSTART;VALUE=DATE:20260824
DESCRIPTION:Dib u eeg fure-sireedyada aad ku isticmaasho baraha internetka.
	\n\nHal fure-sireed miyaad u adeegsataa ciwaanno fara badan? Haddii ay sid
	aas tahay\, billow inaad isticmaasho adeegyada maareeya fure-sireedyada (L
	ink-yada hoos ka eeg).\n\n\nMid kamid ah furayaashaada sirta ah miyaa la j
	absaday ama waxyeello soo gaartay? Hadday sidaas tahay\, hadda beddel.\n\n
	Maareeyayaasha fure-sireedyada ee lagu talinayo:\n• KeePass (bilaash ah/fr
	ee) https://keepass.info/\n• Kaspersky ($)\n\nLa xiriir kooxda Digital She
	lter haddii aad ubaahan caawinaad dheeri ah\, adigoo kala xiriiraya suppor
	t@digitalshelter.org.
URL:https://keepass.info/
STATUS:CONFIRMED
ORGANIZER;CN=Digital Shelter:mailto:support@digitalshelter.org
RRULE:FREQ=MONTHLY;BYMONTHDAY=24;INTERVAL=1
DURATION:PT24H
END:VEVENT
BEGIN:VEVENT
UID:c5c41bf2-fbcd-4c43-9752-149033f44624
SUMMARY:Xaqiijinta laba-qaablaha ah
DTSTAMP:20260821T145900Z
DTSTART;VALUE=DATE:20260825
DESCRIPTION:Dib u eeg fure-sireedyada aad ku isticmaasho baraha internetka.
	\n\nHal fure-sireed miyaad u adeegsataa ciwaanno fara badan? Haddii ay sid
	aas tahay\, billow inaad isticmaasho adeegyada maareeya fure-sireedyada (L
	ink-yada hoos ka eeg).\n\n\nMid kamid ah furayaashaada sirta ah miyaa la j
	absaday ama waxyeello soo gaartay? Hadday sidaas tahay\, hadda beddel.\n\n
	Maareeyayaasha fure-sireedyada ee lagu talinayo:\n• KeePass (bilaash ah/fr
	ee) https://keepass.info/\n• Kaspersky ($)\n\nLa xiriir kooxda Digital She
	lter haddii aad ubaahan caawinaad dheeri ah\, adigoo kala xiriiraya suppor
	t@digitalshelter.org.
STATUS:CONFIRMED
ORGANIZER;CN=Digital Shelter:mailto:support@digitalshelter.org
RRULE:FREQ=MONTHLY;BYMONTHDAY=25;INTERVAL=3
DURATION:PT24H
END:VEVENT
BEGIN:VEVENT
UID:666b33c3-275f-4c61-a01e-c9fbf14a1414
SUMMARY:Ka warbixinta dhaqammada xunxun
DTSTAMP:20260821T145900Z
DTSTART;VALUE=DATE:20260826
DESCRIPTION:Wax dhibaato ah maku aragtay dhawaanahan akoonnadaada Facebook\
	, Instagram\, WhatsApp ama Twitter? Haddii aad ku aragtay\, qaado 5 daqiiq
	o oo aad ku report-gareyso isla maanta.\n\nHalkan kaga bogo sida warbixin 
	looga gudbiyo dhibaato aad kala kulantay:\n• Facebook: https://www.faceboo
	k.com/help/1380418588640631\n• Instagram: https://help.instagram.com/19243
	5014247952\n• WhatsApp: https://messagingapplab.com/how-to-report-someone-
	as-spam-on-whatsapp/\n• Twitter: https://help.twitter.com/en/safety-and-se
	curity/report-abusive-behavior
STATUS:CONFIRMED
ORGANIZER;CN=Digital Shelter:mailto:support@digitalshelter.org
RRULE:FREQ=MONTHLY;BYMONTHDAY=26;INTERVAL=3
DURATION:PT24H
END:VEVENT
BEGIN:VEVENT
UID:9d2b24e5-9c0b-4122-8216-6f8775e4b771
SUMMARY:Block-garee ama xayiraad saar akoonnada
DTSTAMP:20260821T145900Z
DTSTART;VALUE=DATE:20260827
DESCRIPTION:Wali xayiraad ma saartay ciwaanno email ah\, ama akoonno baraha
	 bulshada ah\, ama nambarro dhibaato kuu geystay? Haddii aadan sameynin\, 
	qaado 5 daqiiqo oo aad isaga xayirto isla maanta.\n\nHalkan kaga bogo sida
	 la isaga xayiro akoonnada dhibaatada geysta ee:\n• Facebook: https://www.
	facebook.com/help/168009843260943\n• Instagram: https://help.instagram.com
	/454180787965921\n• WhatsApp: https://faq.whatsapp.com/android/security-an
	d-privacy/how-to-block-and-unblock-a-contact/?lang=en\n• Messenger: https:
	//www.facebook.com/help/messenger-app/1145318292241859\n• Email: https://c
	lean.email/how-to-block-an-email-address\n• Phone: https://www.pcmag.com/n
	ews/how-to-block-a-number-on-your-smartphone\n\nLa xiriir kooxda Digital S
	helter haddii aad ubaahan tahay wax caawinaad ah\, adigoo kala xiriiraya s
	upport@digitalshelter.org.
STATUS:CONFIRMED
ORGANIZER;CN=Digital Shelter:mailto:support@digitalshelter.org
RRULE:FREQ=MONTHLY;BYMONTHDAY=27;INTERVAL=3
DURATION:PT24H
END:VEVENT
BEGIN:VEVENT
UID:5f4d2535-afc0-4c04-bcfd-e9c5851e5c18
SUMMARY:Macluumaadka Shaqsiyeed
DTSTAMP:20260821T145900Z
DTSTART;VALUE=DATE:20260828
DESCRIPTION:Magacaaga ku qor Google\, kaddib hubi inta macluumaad ee kugu s
	aabsan ee uu si caam ah ugu soo bandhigayo dadka oo idil? Maku qanacsan ta
	hay in macluumaadkaasi ay kaa arkaan dadkoo idil? Haddii ay jawaabtaadu Ma
	ya tahay\, beddel fariisinnada xog-qarinta ee akoonnadaada.
STATUS:CONFIRMED
ORGANIZER;CN=Digital Shelter:mailto:support@digitalshelter.org
RRULE:FREQ=MONTHLY;BYMONTHDAY=28;INTERVAL=3
DURATION:PT24H
END:VEVENT
BEGIN:VEVENT
UID:7d89d53e-9249-4039-bbd9-6b1503d82e89
SUMMARY:Fariisinnada Xog-qarinta
DTSTAMP:20260821T145900Z
DTSTART;VALUE=DATE:20260829
DESCRIPTION:Hubi Fariisinnada xog-qarinta ee email-kaaga iyo akoonnadaada b
	araha bulshada. Ma yihiin kuwa kugu filan?\n\nHalkan kaga bogo sida loo hu
	biyo fariisinnada xog-qarinta ee:\n• Google: https://myaccount.google.com/
	privacycheckup\n• Facebook: https://www.facebook.com/help/443357099140264?
	ref=about.fb.com\n• Instagram: https://www.facebook.com/help/instagram/196
	883487377501\n• WhatsApp: https://faq.whatsapp.com/iphone/security-and-pri
	vacy/configuring-your-privacy-settings/?lang=en\n• Twitter: https://twitte
	r.com/settings/privacy_and_safety\n\nLa xiriir kooxda Digital Shelter hadd
	ii aad ubaahan tahay caawinaad\, adigoo kala xiriiraya support@digitalshel
	ter.org.
STATUS:CONFIRMED
ORGANIZER;CN=Digital Shelter:mailto:support@digitalshelter.org
RRULE:FREQ=MONTHLY;BYMONTHDAY=29;INTERVAL=6
DURATION:PT24H
END:VEVENT
END:VCALENDAR
