skip to main content

Cabsi La’aan

Haweenka Soomaaliyeed waxay xaq u leeyihiin inay ku xiriiraan baraha bulshada si cabsi la’aan ah. Waxaan sameynay mareegtan si ay unoqoto meel ay nebadgelyo ku dareemaan haweeenka Soomaaliyeed: ogow kaligaa ma tihid; hel tilmaamo ku saabsan sida loola macaamilo weerarada Internetka.

Cabsi La'aan

Gabayga Sahra Cabdi Xaaji Maxamed

Booqo gabayga

Sheekooyinka Soomaaliyeed

Lama Sii Aamusnaan Karo

Dhageyso waxa ay nooga dhigan tahay, haddii aan nahay haweenka Soomaaliyeed, in nala ceebeeyo, nalagu tacadiyo ama nalagu weeraro internetka

Booqo sheekada

Dhageyso waxa ay nooga dhigan tahay, haddii aan nahay haweenka Soomaaliyeed, in nala ceebeeyo, nalagu tacadiyo ama nalagu weeraro internetka

Booqo sheekada

Kalandarka Amniga Dijitalka KalandarkaKalandarkaKalandarkaAmnigaDijitalka Kalandarka Amniga DijitalkaKalandarka Amniga DijitalkaKalandarka Amniga Dijitalka

Hel tilmaamo iyo talooyin aad ku hormarin karto amnigaaga dijitalka ah adigoo taariikhahan ku darsanaya kalandarka taleefankaaga ama kombuyuutarkaaga.

Booqo kalandarka